Cabduqaadir Arwaax oo Shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu hayay kana hadlay Sababta

Gudoomiye kuxigeenkii Arimaha bulshada ee gobolka Hiiraan Cabduqaadir Maxamed Arwaax oo Warbaahinta kula hadlay magaalada Baladeyne ayaa shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii uu hayay. Mr Arwaax ayaa sababta uu xilka isaga casilay ku sheegay in ay ay isqabteen maamulka gobolka Hiiraan, waxa uuna ka gaabsaday in uu shaaciyo waxa ay isku qabteen maamulka … Continue reading Cabduqaadir Arwaax oo Shaaciyay in uu iska casilay xilkii uu hayay kana hadlay Sababta